Saturday, August 6, 2016

Hoobiyayaal Lagu Tuuray Baydhabo

Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay, 4 qof oo kalena way dhaawacmeen kadib markii xalay kooxda al-Shabaab ay hoobiyayaal ku garaacday qeybo ka tirsan magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

from VOA http://ift.tt/2aCjREL
via IFTTT

No comments:

Post a Comment