Maamulka gobolka Gedo ayaa jeedisay eed la xariirto in raashin loogu talagaley gobolkaasi oo ay dowladda Turkiga bixisey in lagu iibsadey magaalada Kismaayo. Arrintaasi waxa beeniyay maamulka guud ee Jubbaland.
from VOA http://ift.tt/2aLkVWm
via IFTTT
No comments:
Post a Comment