Monday, August 1, 2016

Kanada oo Wax Ka Baddaleysa Taageerada ay Bixiso

Dowladda cusub ee Kanada, ayaa wadda qorshayaal lagu sahminaayo bal in wax laga baddalo qaababka ay dalkaasi ku caawiso dalal adduunka ka mid ah oo illaa iyo 20 gaaraya.

from VOA http://ift.tt/2ao4uvG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment