Friday, March 3, 2017

Daadad 246 Qof ku Dilay Dalka Zimbabwe

Daadad ayaa koonfurta iyo koonfurta galbeed ee dalka Zimbabwe ku dilay 246 qof, islamarkaana guryo la'aan dhigay laba kun oo qof oo kale, tan iyo bishii December ee sanadkii tagay.

from VOA http://ift.tt/2m2wsnL
via IFTTT

No comments:

Post a Comment