Saturday, March 4, 2017

Dad u Dhintay Abaaraha ka jira Somalia

Ra'isul Wasaaraha Somalia oo maanta shir Ja'raaid ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in 110 qof ay 48kii saacadood ee la soo dhaafay u dhinteen Abaarah, gaar ahaan gobolada Bay iyo Bakool.

from VOA http://ift.tt/2mZP7Ow
via IFTTT

No comments:

Post a Comment