Friday, March 10, 2017

Faaqidaadda: Muddo Kordhinta Xukuumadda Somaliland

Barnaamijka faaqidaadda waxaan toddobaadkan ku eegeynaa dib u dhigist mar kale lagu sameeyey doorashooyinkii Somaliland iyo waqti kordhinta loo sameeyey golayaasha dowladda. Barnaamijka oo ay ka qeyb-galayaan dhinacyada siyaasadda Somaliland, ayaa waxaa Hargeysa kusoo diyaariyey weriyaheena Barkhad Maxamuud Kaariye.    

from VOA http://ift.tt/2mqXuUj
via IFTTT

No comments:

Post a Comment