Thursday, March 9, 2017

K. Kuuriya: Maxkamad Xukmisay Xilka Xayuubinta Madaxweynaha

Maxkamadda dastuuriga ah ee dalka Koonfur Kuuriya ayaa oggolaatay in xilka laga xayuubiyo haweenayda madaxweynaha ka ah dalkaasi Park Geun-hye, kadib markii lagu soo oogay musuqmaasuq.

from VOA http://ift.tt/2mH8sHD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment