Aqalksa Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta dib u dhigay ka doodista go'aankii uu shalay Aqalka Hoose ku ansixyay sharci ka mamnuucayay Soomaaliya shirkadda DP World ee Imaaraadka Carabta iyo heshiis kasta oo lala galay.
from VOA http://ift.tt/2p8iilZ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment