Tuesday, March 13, 2018

Wakiillada Somaliland oo Meel Mariyay Heshiiskii DP World

Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta jawaab ka bixiyay go'aankii Aqalka Hoose ee Baarlamanka dowladda federalka ee Soomaaliya uu shalay ku ansixiyay sharci waxba kama jiraan ka dhigaya heshiis kasta oo lala galay shirkadda ay leedahay dawladda Imaaraadka Carabta ee DP World.

from VOA http://ift.tt/2Hv7Go3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment