Tuesday, March 13, 2018

Madaxweyne Biixi oo Imaaraadka u Safray

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa safar aan hore loo shaacin maanta ugu kicitamay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

from VOA http://ift.tt/2tR0j8L
via IFTTT

No comments:

Post a Comment