Monday, March 5, 2018

Bashar al-Assad oo Wacad ku Marey Sii Wadidda Howl-gallada Ghouta

Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad ayaa Axaddii wacad ku maray in milatarigiisu aanu joojin doonin howl-gallada ay ka wadaan bariga Ghouta ee duleedka magaalada Dimishiq halkaas oo ay ku xooggan yihiin mucaaradka.

from VOA http://ift.tt/2oJ37Q1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment