Sunday, March 4, 2018

Md. Waare oo u Tacsiyeeyey AMISOM

Mas'uuliyiinta Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta ku wareejiyay hub ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka soo badbaadiyeen weerar gaadmo ah oo Jimcihii lasoo dhaafay Al-Shabaab ku qaadeen kolonyo saad u siddey ciidamada AMISOM duleedka magaalada Balcad, dhimashana ay ka dhalatay.

from VOA http://ift.tt/2oPdrVZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment