R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo maanta ka soo laabtay safar uu ku tagay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa heshiiskii ay shalay kala saxiixdeen Somaliland, DP WORLD iyo Ethiopia ku tilmaamay mid sharci darro ah.
from VOA http://ift.tt/2FM1cl1
via IFTTT
No comments:
Post a Comment