Khasaaro xoog leh ayaa la sheegay inuu ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo maanta lagu weeraray saldhig ay ciidamada dowlada Soomaaliya ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. from VOA http://ift.tt/2t68a1O via IFTTT
No comments:
Post a Comment