Dalka Talyaaniga, doorashada baarlamaaniga ah ee dalkaasi ayaa natiijadeedada ay u muuqaata in xisbiyada ay ku kala sareeyaan waxaan kuraasta ugu badan ku guuleystey xisbiga Leegada, iyada oo markii ugu horeysay uu baarlamaanka Talyaaniga uu ka mid noqday nin madow.
from VOA http://ift.tt/2G5elWE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment