Thursday, March 8, 2018

Q.M. Sidii La Rabay Uma Fuli Doono Gar-gaarka Ghouta

Qaramada Midoobay iyo ururka caalamiga ah ee Laan-qeyrta Cas ayaa sheegay in kolonyo gargaar ah oo ku wajahneyd bariga Ghouta ee Syria aysan  u fuli doonin sida loo qorsheeyay Khamiistan maanta ah, sababo ammaan dartood.

from VOA http://ift.tt/2Idi4Sw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment