Thursday, March 8, 2018

Madaxweyne Biixi: Hadalka Reysal Wasaare Kheyre Wuxu Ka Dhigan Yahay Dagaal

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlay heshiiska dekedda Berbera ee shirkadda DP World, Somaliland iyo Itoobiya u dhaxeeyay, kaasi oo ay dawladda Soomaaliya ku tilmaamtay mid sharci darro ah, oo aanan waxba ka jirin.

from VOA http://ift.tt/2D9S0Ee
via IFTTT

No comments:

Post a Comment