Maleeyshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta deeganka Ceelhuur oo ka tirsan degmada Hobyo ee gobalka Mudug, qiyaastiina 40 KM dhanka Koonfurta kaga beegan. from VOA http://ift.tt/2lzHBL3 via IFTTT
No comments:
Post a Comment