Friday, February 17, 2017

Faaqidaadda: Heshiiska Saldhigga Berbera

Baarlamaanka Somalilad ayaa 12-kii bishan ansixiyey heshiis ay Somaliland iyo Imaaraadku ku galeen in saldhig militari uu Imaaraadku ka sameysto magaalada Berbera. Heshiiskaas ayaa la sheegay inuu soconaya muddo 25 sano ah, waxaase ka dhashay falcelinno kala duwan ayada oo dadka qaar ay mucaaradeen. Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa heshiiskan. Barkhad Maxamud Kaariye ayaa Hargeysa kusoo diyaariyey.    

from VOA http://ift.tt/2l0W7wH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment