Sunday, February 19, 2017

Wicitaanka: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah madaxa kaanta Joqraafiga, bay'ada, iyo arrimaha bulshada ee jaamacadda Minnesota ee dalka Maraykanka.

from VOA http://ift.tt/2m0BzCO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment