Friday, February 24, 2017

Ciidamada Iraq oo Qabsaday Garoonka Mosul

Saraakiisha Milatariga Iraq ayaa sheegay in ciidamadooda Mareykanka uu taageero ay qabsadeen garoonka diyaaradaha magaalada Mosul oo ay kooxda Daacish maamuleysay tan iyo sanaddii 2014.

from VOA http://ift.tt/2l6FOLv
via IFTTT

No comments:

Post a Comment