Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta muddo saacaddo ah qabsaday xarunta baarlamaanka Puntland ee Magaalada Garoowe. Ciidankan oo ka yimid Gaalkacyo ayaa ka cabanaya mushahar la'aan haysata muddo 7 bilood ah.
from VOA http://ift.tt/2lJHYlX
via IFTTT
No comments:
Post a Comment