Xukuumadda Turkiga ayaa dhawaan soo saartay amar ay ugu ogolaanayso haweenka ciidanka ku jira inay xidhan karaan Khamaarka madaxa la saarto ama Xijaab, taas oo hore aan haweenka loogu ogolayn. from VOA http://ift.tt/2lnkLVS via IFTTT
No comments:
Post a Comment