Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay duleedka koonfureed ee garoonka diyaaradaha ee Boosaaso marxuum Jeneral Maxamuud Muuse Xirsi Boqor (Jeneral Cadde), madaxweynihii hore ee Puntland. from VOA http://ift.tt/2ktu5pV via IFTTT
No comments:
Post a Comment