Qaar ka mid ah waalidiinta 7 dhalinyaro ah oo ay todobaadki hore Maxkamad ku taalla magaalada Baasooso ku riday xakun dil ah ayaa sheegay in carruurtooda aysan helin xakun cadaalad ah. from VOA http://ift.tt/2m8sJSC via IFTTT
No comments:
Post a Comment