Baarlamaanka Somalilad ayaa ansixiyey heshiis ay Somaliland iyo Imaaraadku ku galeen in saldhig militari uu Imaaraadku ka sameysto magaalada Berbera, heshiiskaas oo soconaya muddo 25 sano ah. from VOA http://ift.tt/2kHcxdl via IFTTT
No comments:
Post a Comment