Monday, February 20, 2017

Warbixin: Xaaladda Wiil Indhaha Looga Riday Belgium

Isbitaalada dalka Belgium ayaa u caal-waayey wax ka qabashada indhaha wiil dhallinyaro ah oo ay xili habeen ah labada indhood kasoo tureen dhalinyaro ku goobatey isagoo marayey meel wado ah. Liibaan Mustafe Xasan waxuu waayey aragiiisa markii ay dhalinyaro isku maan dhaafeen arrimo siyaaseed. Haddaba, Sahra Cabdi Axmed oo dhinacyo kala duwan la xariirtey ayaa warbixintan nooga diyaarisey dhacdada weerar ee qabsatey wiilkaasi iyo sida hadda xaalkiisu yahay.      

from VOA http://ift.tt/2lDtLtb
via IFTTT

No comments:

Post a Comment