Thursday, February 23, 2017

Shaqaale Samafal oo Lagu Afduubtay Hiiraan

Seddex qof oo Soomaali ah oo ka mid ah, shaqaalaha samafalka hay'adda Save the Children iyo darawalkii gaariga u waday ayaa maanta laga afduubtay deegaan lagu magacaabo Xujuub oo qiyaastii 10 KM dhinaca koonfur bari ka xiga magaalada Baledweyne.

from VOA http://ift.tt/2mbdI6M
via IFTTT

No comments:

Post a Comment