Maamulka madaxweyne Donald Trump ee Mareykanka ayaa qorsheenaya inuu soo saaro amar fulineed cusub oo lagu beddelayo mamnuucista socdaal ee la saaray toddobada dal oo dadkooda ay muslimiin u badan yihiin. from VOA http://ift.tt/2lqCbUf via IFTTT
No comments:
Post a Comment