Mid ka mid ah adeegyada badbaadiya nolosha dadka ee aan wax baan laga aqoon ayaa ah gurmadka dab damiska gobolka Banaadir. Shaqaalahan ayaa loo diraa meelaha ay ka jiraan qaraxyada, dabka kaca iyo dhammaan xaaladaha degdegga ah.
from VOA http://ift.tt/2lnqRF6
via IFTTT
No comments:
Post a Comment