Monday, February 27, 2017

Waryesi: Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland

Taliyaha ciidamada booliska Puntland General C/qaadir Faarax Shire (Ereg) ayaa shir jaraa'id  oo uu ku qabtay xarunta qaybta Booliska gobolka Bari  kadib  waraysi uu siiyey VOA wuxuu ka hadlay Mudaharaadyadii magaalada Boosaaso ka dhacay dhawaan, weerar ciidamada Booliska loo geystay iyo xariga Nabadoon C/qaadir Axmed Xarago. Wariyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa ugu horeyn weydiisay xaalada guud amniga Puntland wuxuuna kaga jawaabay sidan.    

from VOA http://ift.tt/2mvBS97
via IFTTT

No comments:

Post a Comment