Wararka goor dhowayd naga soo gaadhay nagaalada Muqdishu ayaa sheegaya in dablay hubaysan ay toogasho ku dhaawaceen mid ka mid ah ergooyinka dhowaan ka qaybgalay doorashada aqalka Baarlamaanka Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2lb1Gp6 via IFTTT
No comments:
Post a Comment