Monday, February 20, 2017

Dhimashada Qaraxyadii Muqdisho oo Korortay

Wararka ka imanaya magaalaada Muqdisho ayaa sheegaya inay korodhay tirada dadka ku dhintay qaraxii shalay ka dhacay magaalada oo ay haatan gaadhayso 39 qof.

from VOA http://ift.tt/2kR3AL8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment