Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa horyaalla waxyaabo badan oo laga sugayo inay wax ka qabato, waxaana ugu weyn xaaladda amniga dalka. Si kastaba, caqbadaha kale ayaa khubaradu sheegayaan inay ka mid yihiin maaraynta saamaynta waddamada deriska ah ay ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya. Jacfar Kuukaay ayaa arrimahan ka waraystay Zakariye Yuusuf oo qoray warbixin arrintan la xiriirta.
from VOA http://ift.tt/2lzVwSB
via IFTTT
No comments:
Post a Comment