Wednesday, February 15, 2017

Russia oo Beenisay Xiriirka Ololaha Trump

Ruushka ayaa maanta beeniyey warbixin uu daabacay wargeyska New York Times oo ku saabsan in xubno ka tirsanaa ololaha madaxweyne Donald Trump ay xiriir la lahaayeen sirdoonka Russia, ka hor doorashadii Mareykanka ee November.

from VOA http://ift.tt/2kpic9i
via IFTTT

No comments:

Post a Comment