Saturday, February 25, 2017

Mid Ka Mid Ah Ergooyinki Ka Qeybalay Doorashooyinki Soomaaliya Oo La Dilay

Wararka goor dhowayd naga soo gaadhay nagaalada Muqdishu ayaa sheegaya in dablay hubaysan ay toogasho ku dileen mid ka mid ah ergooyinka dhowaan ka qaybgalay doorashada aqalka Baarlamaanka Soomaaliya.

from VOA http://ift.tt/2lVe1C4
via IFTTT

No comments:

Post a Comment