Wednesday, February 22, 2017

Xasan Cali Kheyre oo loo Magacaabay Ra’isulwasaaraha Cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay Ra'isulwasaarihiisa cusub, waxana uu xilkaasi u magacaabay Xasan Cali Kheyre.

from VOA http://ift.tt/2l28NA9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment