Friday, February 24, 2017

Faaqidaadda: Ra'iisul Wasaaraha la Magacaabay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay ra'iisul wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre oo ah nin lasoo shaqeeyey hay'adaha gargaarka bani aadannimo, islamarkaana haysta dhalashada dalka Norway. Haddaba, Barnaamijka Faaqidaadda waxaan ku eegeynaaa sida loo arko magacaabistan iyo howlaha horyaalla ra'iisul wasaaraha la magacaabay. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.  

from VOA http://ift.tt/2mssKky
via IFTTT

No comments:

Post a Comment