Tuesday, February 21, 2017

Soomaaliya oo Laga Yaabo in Deymaha Laga Cafiyo

Heyada IMF ayaa sheegtey in deyn bixiyayaasha deymaha ku lahaa Soomaaliya ay dhici karto in ay cafiyaan qeyb ka mida deymahaas oo gaaraya 5.3 Billion oo Dollar, hadii ay Soomaaliya buuxiso shuruudaha laga doonayo.

from VOA http://ift.tt/2kUi2Ck
via IFTTT

No comments:

Post a Comment