Garsoorihi sida ku meel gaarka aheyd u hakiyey amarki Madaxweyne Trump ee ka dhanka ahaa qaxootiga ayaa Isniintii sheegay inay furayaan kiis kale oo si toos ah u mamnuuci doono amarkaasi. from VOA http://ift.tt/2l3wZDX via IFTTT
No comments:
Post a Comment