Monday, February 20, 2017

Maalinta Ciidamada Asluubta Soomaaliya oo la Xusay

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaa waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayo 47-sano guurada ka soo wareegatay aas aaska ciidanka Asluubta.

from VOA http://ift.tt/2lmFTw9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment