Tuesday, February 14, 2017

Dowladda Somalia oo ka Hadashay Heshiiska Berbera

Waxaa aad usoo kordhaya hadalhaynta sharci ahaaneed iyo faa'iidaba ee ku aadan heshiiska ay dowladda Somaliland la gashey dalka Imraadka Carabta oo saldhig ciidan ka sameysanaya magaalada Berbera. Hadaba waa maxay nuxurka heshiiskan sharci ahaan iyo waliba adeega danta guud, sideese ayey u aragtaa dowladda Soomaaliya. Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya.  

from VOA http://ift.tt/2lLAJJl
via IFTTT

No comments:

Post a Comment