Monday, February 27, 2017

Md.Trump oo Dalbaday Kordhinta Miisaaniyadda Ciidamada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku yaboohay in miisaaniyadda gaashaandhigga ee Maraykanka lagu kordhiyo 54 bilyan oo doolar.

from VOA http://ift.tt/2ltaI1m
via IFTTT

No comments:

Post a Comment