Orodyahanka asalkiisu Soomaaliga yahay ee u orda dalka Britain Maxamed Faarax ayaa beeniyay in tababarihiisu siiyay dawooyinka la mamnuucay ee sare u qaada awoodda jirka ciyaaryahannada. from VOA http://ift.tt/2lUoqxJ via IFTTT
No comments:
Post a Comment