Monday, February 27, 2017

Somalia oo ka Qeyb Qaleysa Bandhigga Dubai

Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay ka qaybgalaysa bandhig ku saabsan cuntada iyo alaabooyinka kale ee wax soo saarka. Bandhigan ayaa shalay ka furmay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagag Imaaraadka Carabta. Haashim Ducaale waxa uu ka mid yahay wakiillada Soomaalida ee jooga bandhiggaas. Jamala Axmed Cusmaan ayuu uga warramay waxa ay Soomaaliya soo bandhigtay.  

from VOA http://ift.tt/2l5bs0J
via IFTTT

No comments:

Post a Comment