Saturday, February 25, 2017

Ciidanka Puntland oo Xiray Nabaddoon Cabdulqadir Axmed Xarago

Cabdulqaadir Axmed Xarrgo oo ka mid ah nabadoonnada gobolka Bari ee Puntland ayaa warar goor dhowayd nasoo gaadhay ay sheegayaan inay qabteen ciidamada amniga ee Puntland.

from VOA http://ift.tt/2laWguc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment