Sunday, February 19, 2017

Dad Badan oo ku Dhintay Qaraxa Muqdisho

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay qarax baabuur oo maanta ka dhacay suuq ku yaalla degamada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaasha ayaa sheegaya in baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay suuq u dhow isgoyska Kaawo-goday ee degmada Wadajir.

from VOA http://ift.tt/2l9vaHd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment