Saturday, February 11, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Wiil Codsaday in loo Geeyo

Taniyo markii la doortay madaxweynaha Soomaaliya, waxaa baraha bulshadu ku xiriirto aad looga hadlayey, muuqaalka wiil Soomaaliyeed oo dhalinyara oo ku qeylinayey. "Ar Farmaajo ii geeya.. kaas oo u waramay VOA.

from VOA http://ift.tt/2kyghLz
via IFTTT

No comments:

Post a Comment