Xaaladda caafimaad ee 7 dhalinyaro ah oo hore xukun dil ah loogu xukumay magaalada Boosaaso ayaa lagu tilmaamay mid aad u liidata ka dib markii qaar ka mid ah jirdil loo gaystay intii ay ku sugnaayeen goobaha dambi baarista. Nabaddoon C/qaadir Axmed Xarago oo ah afhayeenka odayaasha dhaqanka ee gobolka Bari ayaa la soo xiriiray VOAda ka dib markii uu dhalinyaradaasi xabsiga ku booqday. Wareysiga Nabaddoonka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.
from VOA http://ift.tt/2ljUgR7
via IFTTT
Friday, February 24, 2017
Boosaasso: Dhalinyaro Dil Lagu Xukumay oo la Jirdilay
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment