Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la horgeeyey miisaaniyadda cusub ee dowladda, taasi oo markiiba uu ka dhashay muran kadib markii hanti-dhowraha guud ee qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale uu sheegay inaan shuruucdii dawladda la marin.
from VOA http://ift.tt/2l8rdk7
via IFTTT
No comments:
Post a Comment